Gabiley(GNN)Daawo Xildhibaan Axmed cali Maxamed Oo Ku Magac Dheer Sangub Islamarkaasina Kamid ah Golaha Degaanka Gabiley Ayaa Waraysi Lala Yeeshay Waxa Uu Kaga Hadlay Faaidoyinka Saldhiga Ciidan Ee Imaradku Ka Furanayo Barbara Sidokalena Waxa Uu Ka Waramay Sida Bulshsada Reer Gabiley Ay Uga Qayb Galeen Gurmadka Abaaraha Ee Ka Jira Dalka Iyo Taakulada ay U Fidiyeen Kuwa Kusoo Baro Kacay Gobolka Gabiley
Gabiley.net
Office Gabiley