Daawo Wasiiro Culus Oo Magaalada Wajaale Kulan Warbaahintu Dibad Joog Ka Ahayd La Qaatey Gudida Ganacsada Wajaale Iyo Nuxurkii Ka Soo Baxey

Wajaale(GNN)

Gudidii M/Wayne Muuse Biixi Cabdi Umagacabey Hanaanka Town Pleynka Loogu Sameynayo Magaalada Wajaale  Oo Ay Horkacayen Wasiirka  Wasaarada  Hawlaha Guud Iyo Guryaynta  Wasiirka  Ticnoliyada Iyo Isgaadhsiinta Wasiirku  Xigeenada  Wasaaradaha Maaliyada Iyo Arimaha Gudaha, Badhaasbka Gobolka Gabiley Mamulka Wajaale Salaadiin Saraakiisha Amaanka Ee  Gobolka,Ayaa Magaalada Wajaale Waxey Kulandheer Oo Warbaahintu Dibad Joog Ka Ahayd La Qaateen Gudida Ganacsada Magaalada Wajaale,Iyo Odaaysha Dhaqanka Ee Magaalada ,

HALKA HOOSE KA DAAWO VIDEO

Ujeedka Kulankan Ayaa Daarna In La Xaliyo Khilaafaad Baryahan Danbe Ka Aloosna Magaalada Wajaale Waxana Kulankan Aan Loo Ogalaan Warbaahinta Udhagtaagayay In Ay Maqlaan Nuxurka Qodobada Kaso Baxey Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Wajaale,

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

WAJAALE OFFICE