Golaha Baarlamaanka S/Land Waa Qaran Dumis Dheefna Ma Laha Dhibaato Mooyaane”;Siyaasi Muuse Suween

Gabiley(GNN) Waraysi Kulul Oo uU  Maanta Siiyay Telifishanka Saab Siyaasi Muuse Abdilahi Suween Ayaa Baarlamaanka Somaliland Ku Tilmaamay Kuwo Bulshadu Ku Hungawday Oo Aan Wax Dheefa Laga Faa,idin Sido Kale Waxa Uu Ka Hadlay Xaalada Dalku Marayo Ee Arimaha Bariga Isago Geesta Kale Gobolka Gabiley Ku Tilmamay Mid Ku Dulman Somaliland

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET