Daawo Xisbiga UCID Oo Arin Aan La Aqbali Karin Ku Tilmaamay Dib U Dhaca Doorashooyinka , Kana Digay Arin Cawaaqib Xumo Keeni Karta

Hargeysa (GNN):- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu si adag uga Hadley dib u dhaca doorashooyinka Somaliland ee ay shalay ku dhawaaqeen kominshanka doorashooyinku.Xibsiga UCID waxaa uu dib u dhacaas ku tilmaamay arin aan la aqbali Karin isla markaana waxaa uu masuulyadeeda dusha u saaray xukuumada iyo madaxweyne Muuse Biixi.

Sidoo kale Xisbiga UCID waxaa uu ka digay Mudaharaad-yo dalka gil gila hadii  golayaasha wakiilada iyo deeganka loo sameeyo muddo kordhin aan lagala tashanin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET