Daawo Khudbadii Gudoomiye Cirro Maanta Ka Jeediyey Munaasibadii Xisbiga WADDANI kusoo Dhawaynayey Taageerayaal kusoo biirey   

Murashaxa xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa maanta munaasibadii xisbiga WADDANI kusoo dhawaynayey siyaasiyiin iyo taageerayaal kusoo biirey waxa uu ka jeediyey khudbad xasaasi ah.