DAAWO:Madaxwayne Silaanyo Oo Caawa Dhex Lugaynaya Qaar Ka Mid ah Suuqyada Waawayn Ee Magaalada London Ee Carliga Igiriiska.

Daawo:Madaxwayne Silaanyo Oo Xaley Dhex Lugaynayey Qaar Ka Mid ah Suuqyada Waawayn Ee Magaalada London Ee Carliga Igiriiska

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu caawa bookhday suuqa weyn ee shopping centre ee Westfield shopping centre ee galbeddka London waxaanu fadhiistey kana xaqweeyey coffee shop ku yaal oo ay ku sugnaayeen qaar ka mida jaalliyadda reer London oo fadhiyay halkaasi. Madaxweynaha oo ay wehelinayeen Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Xoghayaha gaarka ha ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Saxaafada Mudane Khadar Cali Gaas.

Madaxweynaha oo ku guda jira fasixiisi sanad laha ahaa ee uu dalka Uk ku soo qaadan jiray, ayuu ku gurada jira, waxaanu caawa si kedis ah uga dhex toosay suuqyada Shopping Centre oo uu madaxweynuhu kula caweeyey Jaaliyada reer Somaliland ee halkaasi ku sugnayd caawa oo iyagu nasiib u yeeshay inay arkaan madaxweynihii qaranka Somaliland oo lugaynaya suuqyada waa weyn ee dalkani london.

17021696_1220802878033563_7159492199451915167_n 16938820_1220802674700250_4172274237655036035_n 17098730_1220801401367044_4752432633254792748_n 17098145_1220801911366993_2005021359004502885_n