Daawo Waraysi Magaalada London Lagula Yeeshay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Hargeysa(GNN)-Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Garyaqan Aadan Xaaji Cali ayaa waraysi lagula yeeshay magaalada London ee dalka Ingiriiska oo uu hawlo shaqo u tagay,waxaana gudoomiyaha laga waraystay arrimo xasaasi ah . : 249