Kulan Casho Sharaf Iyo Casuumad Ah oo Caawa Hotel Maansoor loogu Sameeyey Hogaamiye Cali Khaliif Galaydh.

“Hadba ka Ugu Dambeeya Ayuun baa Mujaahid ah Ee La Wareeg Caawa Khaatumana Inoo Waasici” CALI GURAY

HARGAYSA (GNN) Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka warbixiyay kulan kadis ahaa oo caawa magaalada hargaysa ku dhexmaray prof ali khaliif galaydh wuxuna yidhi;

Caawa waxan soo maray Maansoor oo afurkii mindhaa lagu casumay Mujahid Cali Khaliif Galaydh ( Khaatumo san). Maan ogayn cidda casuntay lakiin fariin dhinaca Cali Khaliif iiga timi ayaan ku maray.

cali khaliif iyo cali guray

Waxan ka gaadhsiiyay hadba ka ugu dambeeya ayuun baa mujaahid ah ee la wareeg Caawa Khaatumana inoo waasici gudaha ayaynu ka dhex dagaalami ee dibadda uun inaga daaya halkan ayay ka dhawdahaye. Dadkii meesha yimi markaan eegay gartay inay HA yihiin in kasta oonay ishaydu ku dhicin Suldaankii guud hadana salaadiin kale oo goobjoog ahayd waan arkayay

Waxaa Qoraalkan Kooban Aanu Kasoo Xiganay bartiisa Facebook Mujaahid Cali Guray oo Wax yar Ka hor kusoo Baahiyey.