War-Deg-Dega-Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Oo Been-Abuur Ku Tilmaamay In Heshiiska Dekeda Berbera Ay Wax Saxeexa Ku Lahayd Maamulka Muqdisho.

Wasiir Sacad Cali Shire Oo hawlo Shaqo u Jooga Dalka Dibadiisa Ayaa Meelcad Ka istaagay in Maamulka Muqdisho Wax ogaa Heshiisyada Somaliland Dp World.