Wariyeyaal Ruug Cadaaya oo ka Sheekeeyay Taariikh Nololeedkii Alle ha u Naxariistee Wariye Maxamed Aden Xirsi Terra

Alle u naxariistee, Maxamed Aaden Xirsi Teerra oo ka mid ahaa weriyayaasha rug caddaaga ah ee Soomaalida ayaa maanta ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada London.
Dhinaca kale taariikh nololeedkii Alle u naxariistee wariye Teerra, iyo shaqsiyaddiisii ayaa waxa ka hadlay qaar ka mid ah rugcaddaga wariyayaasha Soomaalida oo ay isla soo shaqeeyeen oo ay ka mid yihiin Cabdiraxman Yabarow, Maxamud Sheekh Axmed Dalmar, Saciid Faarax Maxamuud, Cabdulqaadir Maxamed Mursal, iyo Maxamud Cabdi Cali Ducaale.

 

Halkan hoose ka daawo  taariikh nololeedkii wariye Teerra