Agaasimaha Guud Wasaarada Maalgashiga Somaliland Ayaa Ka Warbixisay Safar Shaqo Oo Ay Ku Joogto Dalka Djabouti

Djabouti(GNN):-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maalgashiga Somaliland Marwo Deeqa Cabdi yuusuf oo Safar Shaqo Dhawaan ugu baxday Dalka Djabouti martiqaad rasmiya oo ka heshay wakaalada maalgashiga dalkaasi aynu jaarka nahay Ayaa Ka warantay Safarkan iyo Xidhiidhka Wada-shaqeyneed ee ay Wada leeyihiin Hay’ada Maalgashiga Dalka Djabouti.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/aBBa2kPsm1Q

 

Gabiley News Network