Sawirka fartii Hieroglyphics ee Masaaridii hore u taagan xarafka haddii aynu soo qaadano ereyo fartii Hieroglyphic ah micnahooda oo Af-Ingiriisi ah & Soomaali oo A laga dhigay H
AD: evil, crocodile Had
ACCW: uncouth, boorish, fool Hac-coo
AWAW: marshy place Haawaw (haawai brave)
APT: duck feathered fowl Habad (Habas)
AFA; greedy man, glutton Hifah (Xifah) Xaaf xeef.
ART; hair; Hoodh, Hoor
AHA; grief, sorrow; Hooheh
AHU; cow; Hoohan
AA; field; Haahi ama Xaaxi
AKHAKH; flower Hoqhooqo (Xoqoxooqo)
AKU; to become weak; Hako, Hakaako
AQ: to diminish, be wanting; Hiiq (Xiiq)
Nin qar dheer kora, nin quwaax hela
Nin qadhoon hela, nin iskaba qada
Sidoo kale, haddii aynu soo qaadanayo xarafka Q waxay ku sheegeen xeel-dheersyaashu buur dhinaceed. Afka Soomaalida buurta dhinaceedu waa Qar. KKKKK! Markan Khawaajayaashu waa ku caddaatay sirtii. Bal dheeho erayadan ku bilaabma xarafka shibanaha ah ee Q.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka
https://youtu.be/h0qoG4lmQeI
QH: to be high; exalted Qah-qah
QHW: height Qaaho (Qaaxo)
QB: to increase Qub
QBB: to refresh oneself Qabboobi
QBX: to pour out libations Qabax (sitii-qabax)
QBB: cool water Qaboob
QM: black Qam
QM: find mouth, to speak Qam (waa af xidh)
QN: strength, valour Qaan (qaan-gaadh)
QNCW: to embrace Qanac (ganac)
QNCW: bosom, breast, body Ganac
QNNU: very many indeed Qunaanyo
QNQN: to beat,to hurt Qonqoon
QNDT: angry, wrathful Qandhadh
QTT: sleep Qataati (gataati-dhac)
QRR: burnt-offering Qariir
QRS: to bury, burial Qaris
QS: bone Qas
QSN: unpleasant; evil, bad Qasan
QSQST: curse Qasqasaat
QQ: to eat Qaaq
QT: to build Qod
QT, QTI: to go, to walk Qatqatin