Hargeysa (GNN):- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu si adag uga Hadley dib u dhaca doorashooyinka Somaliland ee ay shalay ku dhawaaqeen kominshanka doorashooyinku.Xibsiga UCID waxaa uu dib u dhacaas ku tilmaamay arin aan la aqbali Karin isla markaana waxaa uu masuulyadeeda dusha u saaray xukuumada iyo madaxweyne Muuse Biixi.
Sidoo kale Xisbiga UCID waxaa uu ka digay Mudaharaad-yo dalka gil gila hadii golayaasha wakiilada iyo deeganka loo sameeyo muddo kordhin aan lagala tashanin.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/7BHllh4nH_w
GABILEY.NET