Fanaanada Yurub Cabdi Cismaan oo ku magac dheer ‘Yurub Geenyo’ ayaa ka hadashay warar maalmihii u danbeyey lagaga baahiyay baraha bushadu ay ku kulanto oo sheegaya inay ka baxday fankii, Halkan hoose ka DAAWO
Halkan Ka Daawo- “Anigu Waxa Aan Idiin Sheegayaa..” Yurub Geenyo Oo Ka Hadashay Warar Laga Faafiyay Iyo Inay Ka Baxday Fankii.















